Cover Image of Download Axkaamta Soonka [2023]  APK

4.9/5 - 28 votes

ID: com.kulmis.axkaamta

  • Author:

  • Version:

    Varies with device

  • Update on:

Download APK now

The description of Axkaamta Soonka [2023]


Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w).

Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka.

Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan:

Waa Maxay Soon ?
Taariikhda Soonka
Waajibnimada Soonka
Arimaha Waajibiya Soonka
Soonka La iska Reebay
Ducada Markay Bil Dhalato
Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman
Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan
Shuruudaha Soonka
Waxyaabaha Soonka Jabiya
Arkaanta Soonka
Sunnooyinka Soonka
Ducada Marka la Afuro
Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo
Laylatul Qadri
Calaamadaha Laytul Qadri
Zakaatul Fidriga
Ciidul Firdiga
Gabagabo & Gunaanad

Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka.

Mahadsanid
Show more
  • Category

    Books
  • Get it on:

    Go Google Play com.kulmis.axkaamta
  • Requirements:

    Android Varies with device+

Axkaamta Soonka [2023] Varies with device APK for Android Varies with device+

Version Varies with device for Android Varies with device+
Update on 2022-02-11
Installs 10.000++
File size 13.379.303 bytes
Permissions view permissions
What's new # Ramadaan Kariim
# New Design loaded
# Bug Fixed
# Don't Forget us the Du'a

Hit APK
Show more